top of page
Search

Lacagti aaska

  • Writer: Somalische culture$Inte verein
    Somalische culture$Inte verein
  • Dec 6, 2022
  • 1 min read

Asc dhaman rer Worms waxan halkan ugu mahad naqaya Allah kadib, dhaman rer Worms oo arin walbo oo timadho si wadajir, walalnimo iyo kalsoni ku qabtan.


Lacagta so aruurti wa.....5195

Lacagta daub Lugu aruri wa...2045

Dalsan tan lugu aruri wa....1030

Lacagti hore utali wa...420

Lacagta family laga soqaadi wa..1700

Lacagti aaska kubaxdi wa..3270

Lacagta so hartay waa...1925


Waxan rajeyneeyna lacagta inti so hartay in family dib loga ciliin dono.


Salim

Gudomiyaha sportka iyo integration ka.

 
 
 

Recent Posts

See All
Aaska kadiib

InshaAllah sidad lawada socotan aaska kadib waxaa kulan yeelan doona gudiga jaaliyada Worms, kulankas oo dhici doona tariqda markeey...

 
 
 
Masajidka wayn Worms

Ogasis dhamaan walaalaha somaliyeed ee dagan Worms iyo deegaanada ku xeeran in LA bilaabay qorshihi lagu hirgalin lahaa masaajid Worms...

 
 
 
Masajid

Asc asxabta iyo walal yahaan inta Worms dagan iyo agareheeda waxan bilawi doona hooshi nogu weyneed ee masajidka la disaayi marka waxan...

 
 
 

Komentar


Post: Blog2_Post

015254150506

  • Facebook
  • Twitter
  • LinkedIn

©2022 by Somalische culture and integration. Proudly created with Wix.com

bottom of page