top of page
Search

Aaska kadiib

  • Writer: Somalische culture$Inte verein
    Somalische culture$Inte verein
  • Dec 4, 2022
  • 1 min read

InshaAllah sidad lawada socotan aaska kadib waxaa kulan yeelan doona gudiga jaaliyada Worms, kulankas oo dhici doona tariqda markeey tahay 10.12.2022 um 15 uhr masajidka turkiga, kulankas wuxuu xaambar sanyahay sida tan.

1.dhaqan gilinta hawshi masaajidka

2.xafiis yar oo ku meel gar ah in magaalada laga furo si loo caawiyo bulshada oo kasii horeynaysa hawsha masajidka.

3.dhaq dhaqaaqa Jaaliyada iyo arimaheeda.

4.so dhawaynta Somalida cusub iyo sida wax loogu qaban karo.

5.wax qabadka bulshada sida, shaqoyinka,guri raadinta, kindergarten iyo turjubaanimada.

6. Iyo ilaalinta sharciyada jaaliyada ee Page ka.

Mahadsanid

Walaalkiin Saalim

 
 
 

Recent Posts

See All
Masajidka wayn Worms

Ogasis dhamaan walaalaha somaliyeed ee dagan Worms iyo deegaanada ku xeeran in LA bilaabay qorshihi lagu hirgalin lahaa masaajid Worms...

 
 
 
Masajid

Asc asxabta iyo walal yahaan inta Worms dagan iyo agareheeda waxan bilawi doona hooshi nogu weyneed ee masajidka la disaayi marka waxan...

 
 
 

Comments


Post: Blog2_Post

015254150506

  • Facebook
  • Twitter
  • LinkedIn

©2022 by Somalische culture and integration. Proudly created with Wix.com

bottom of page